Sarkaal Booliis ah oo Xabsiga la dhigay iyo Wasaarada Amniga Somalia oo ka hadashay January 10, 2019
![]()
Amar kasoo baxay Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu soo xirey Sarkaal ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.
Sarkaalkaan oo laga soo xirey
Sii Akhri » |
Duqa Muqdisho oo ka hadlay arin uu Taabit ku baxay January 10, 2019
![]()
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yarisow) oo ka hadlay magaalada Muqdisho aya soo had
Sii Akhri » |
Warar
![]() Dab xoog leh ayaa Caawa ka kacay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho iyadoo degmooyin dhowra la arki karo holaha iyo qiiqa dabka. Dabka oo wararka qaar sheegayaan inuu koronto ka bilowday ayaa Sii Akhri » |
![]() Wareegto goor dhaw laga soo saaray Xafiiska Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay gudi loogu magac daray gudiga soo celinta hantida Qaranka. Gudigaan wuxuu ka kooban y Sii Akhri » |
![]() Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya ay maanta qaadeen isbaarooyin yiilay Degmada Afgooye iyo deegaano Ku dhaw dhaw. Talaabadaan ay qaadeen Sii Akhri » |
![]() Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Maano Maxamed Caamir oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo si sharci darro ah looga haystay Gurigeeda ku Sii Akhri » |
![]() Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Juballand Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta la hadlay cutubto ka tirsan Ciidamada Xoogga ee Juballand. Ciidamadaan oo aad u hubeysan isla Sii Akhri » |
![]() Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay wuxuu shir Gudoomiyay Golaha Wasiirada Puntland. Shirka Wasiirada Puntland Maanta waxaa sid Sii Akhri » |
![]() Wafdi ballaaran oo uu hor kacayo Madaxweynah Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe ee caasimadda maamulkaasi. Waxaa s Sii Akhri » |
![]() Magaalo xeebeedka Marka waxaa dagaal xooggani uu Ku dhexmaray Ciidamada Xoogga Dalka iyo dagaalyahano Alshabaab ka tirsan. Dagaalkaan oo dhacay Xalay wuxuu yimid markii dagaalmyaasha Alshabaab ay wee Sii Akhri » |
![]() Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Gaas ayaa maanta kusoo dhaweeyay Madaxtooyada Puntland Madaxweynaha cusub ee shalay la doortay Saciid C/laahi Denni iyo Ku xigeenkiisa Axmed Cusmaan Kaarshe. M Sii Akhri » |
![]() Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ka furmay kulan ku saabsan bixinta Canshuurta iyadoo ay masuuliyiin ka qeybgaleen. Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland C/qaadir Xaaji Maxamuud (Luga-dheere) Sii Akhri » |
![]() Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa tan iyo markii uu xafiiska la wareegay xoojiyay weerarrada xagga cirka ah ee ay Mareykanka ka fuliyaan dalka Soomaaliya, waxaana la filayaa in sannadkan 2019-ka Sii Akhri » |
![]() C/weli Maxamed Cali Gaas oo ah Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashadii shalay looga adkaaday. C/weli Gaas wuxuu maanta shir jaraa'id Ku qabta Sii Akhri » |
![]() Ganacsade caan ahaa ayaa maanta lagu dilay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee ee Xarunta Gobolka Mudug gaar ahaana dhanka Maamul Goboleedka Galmudug. Ganacsadahaan oo lagu magacaabi jirey Bashiir Goo Sii Akhri » |
![]() Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa shalay guddoomiyay kulanka guddi hoosaaska golaha wasiirrada ee tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay qo Sii Akhri » |
![]() W .ar ka soo baxay Taliska Ameerikaanka ee Qaarada Afrika ayaa lagu sheegay in weerar xaga cirka ah ay labeegsadeen fariisimo Alshabaab Ku leeyihiin Gobolka Shabeelaha hoose . Warkaan kasoo baxay Tal Sii Akhri » |
![]() Wararka ka imaanaya Degmada Jalalaqi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaano hoos taga Degmadaasi ay ka dhaceen dilal aano qabiil ah. Saacadihii ugu danbeeyay laba ruux ayaa lagu dilay deegaan Sii Akhri » |
![]() Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Juballand Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Magaalada Af-madow wuxuu kula shiray Saraakiisha Amisom ee Juballand ka howlgala. Madaxweynaha iyo Saraakiish Sii Akhri » |
![]() Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa isla markii la doortay amar culus kasoo saaray Xafiiskiisa. Madaxweyne Saciid C/laahi Denni ayaa isagoo xiran dharkii lagu doortay wuxuu amray Sii Akhri » |
![]() Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Ca Sii Akhri » |
![]() Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay doorashadii madaxtinimada ee maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Saciid C/laahi Sii Akhri » |
![]() Magaalada Garowe waxaa goor dhaw lagu soo gabagabeeyay doorashada Madaxweyne xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland. Wareega ugu danbeeya waxaa isla soo gaaray labada Musharax ee kala ah Cabdi Ibraahi Sii Akhri » |
![]() Sida aan kasoo xiganay jubalandtv Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Kulanka Sii Akhri » |
![]() Waxaa goor dhaw lasoo afjaray tartankii doorashada Madaxweynaha Dowladlad Goboleedka Puntland kaasoo ay Ku tartameen 21 Musharax. Musharax Saciid C/laahi Deni ayaa Ku guuleystay in loo doorto Madax Sii Akhri » |
![]() Kooxo hubeysan ayaa caawa waxay Degmada Warta-nabada Ku dileen masuul ka tirsanaa Maamulka Degmada Warta-nabada. Kooxahaan oo Ku hubeysnaa bistoolad sida wararka aan ku helnay ayaa toogtay masuulka Sii Akhri » |
![]() Siyaasiga C/raxmaan C/shukuur ayaa ka hadlay talaabo maanta ciidamada Dowlada Soomaaliya ay ku joojiyeen sida uu sheegay siminaar uga socday Magaalada Muqdisho. Ciidamo Dowlada Somalia ka tirsan ay Sii Akhri » |
Maqaallo

Soomaaliya oo mar kale ka mid noqotay dalalka ugu khatarta badan dalalka ugu khatarta badan ee loo safro

Musiibadii uurku taalada reebtay

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Sanjabiilka(Ginger)

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Koostada

Ogaysiis- Shir wada tashi iyo mideyn Beelaha Jubaland oo lagu qabanayo Mareykanka 22-ka bishaan

RW:Kheyre “Dabeysha is badalka ee ka socota Geeska Afrika waxay Albaabo Ganacsi u furtay Soomaaliya

Gocasho gaaban Garoonka kubada cagta ee Istaadiyo Muqdisho

Taariilh Nololeedka Kofi anan

Amniga Somalia maxaa ka qaldan?

Faa’iidooyinka Caafimaadka ee laga helo Canuuniga(Durio Zibethinus)

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Baamiyaha(Okra)

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland oo wareysi siiyay Shabakada Wararka Kismaayolive24.com+Video

Siyaasada arimaha dibada Somalia waligeed go’aan fiican lagama qaadan

Biloote-Book One

Xirnaanshiyaha Wadooyinka Muqdisho xal kale haloo raadsho

Saameynta Itoobiya ee Geeska Afrika.

Taariikh Nololeedka Walaalkeen Cali Banat

Iibsigii Aw-Muriidi ee Magfeha iyo Riyadii Gaagaabka

Professor David Goodall oo ugu danbeyn ku guuleystay inuu is-dilo+Sawiradiisa
