Wararka Soomaaliya »

Sawirro:- ra’iisal wasaaraha soomaaliya oo maanta la kulmay taliyaha ciidanka ee Itoobiya

February 15, 2014   //   0 Comments

(KSML-NEWS) Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta la kulmay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Ethiopia General Samora Muhammad Yunis. Waxa uu Ra’iisal Wasaaruhu

Continue Reading »

Sawirro:- marwada 1-aad ee dalka oo maanta lacago u qaybisay dad laga soo tarxiilay sacuudiga

February 15, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO-(KSML-NEWS) Waxaa Jimcihii iyo Sabtida maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka soo degay laba diyaaradood, oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ka soo daabulay Wadanka

Continue Reading »

Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kulan uu ku dhexmaray Addis Ababa iyo Heshiisyo dhexmaray labada Dawladood.

wali_sheekh_Hailemariam_14 February 14, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO(KSML-NEWS) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa uu maanta kulan

Continue Reading »

Ciidamada Somaliland oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Sool

har14 February 14, 2014   //   0 Comments

SOOL-(KSML-NEWS) Ciidamada Somaliland oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Sool, sida uu xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Maamulka

Continue Reading »

Dagaalo ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab xalay ku dhex maray degmada Mahadaay

al-shabaab-3 February 14, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO-(KSML-NEWS) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa

Continue Reading »

Sawirro:- R/wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa

rwc-14 February 14, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO-(KSML-NEWS) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo gelinkii dambe ee

Continue Reading »

Turkiga oo joojiyay dhaqaalihii tooska ahaa ee uu siin jiray dowladda Soomaalia

turkaay February 14, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO-(KSML-NEWS) Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah joojisay dhaqaalihii tooska ahaa ee ay siin jirtay dowladda Soomaaliya, tan iyo markii Turkigu sanadkii 2011 u soo

Continue Reading »

Dowladda Soomaaliya oo beenisay eedeyn kaga timid Mareykanka

astaanta_qaranka1 February 8, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO-(KSML-NEWS) Xilli dhawaan war qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guul dareysatay Mudadii ay jirtay in

Continue Reading »

Washington oo soo saartay digniin ku socota Soomaaliya

washington February 8, 2014   //   0 Comments

MUQDISHO-(KSML-NEWS) Washington ayaa soo saartay digniin ku socota Muwaadiniinta Mareeykanka ee doonaya ineey u safraan Soomaaliya iyo kuwa hada ku sugan. Digniintaan ayaa soo baxday,

Continue Reading »

Maalintii 3-aad oo Internet la’an ay ka jirto Muqdisho

inter February 8, 2014   //   0 Comments

(MUQDISHO-(KSML-NEWS) Magaalada Muqdisho ayaa maalintii 3-aad waxa aan ka shaqeyneynin adeegga Internetka ee laga isticmaalo taleefonada gacanta. Arintan aayaa daba socota amar ka soo baxay

Continue Reading »

Next Page »